Kumuu ahaa Bilaal-al-Sudani oo ciidamada Mareykanku ku dileen Somalia?

Maraykanka ayaa sheegay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah, … Continue reading Kumuu ahaa Bilaal-al-Sudani oo ciidamada Mareykanku ku dileen Somalia?